Afrika oo loogu deeqay Lacag loogu tala galay in loo isticmaalo talaalka Caronavirus

Qaarada Afrika ayaa dhibaato badan xiligan kala kulmaysa caabuqa Caronavirus ee kusii faafaya daafaha dunida, waxaana aad looga digayaa in cudurkan si weyn ugu faafo Afrika dhibaato xoogana ku reebo. Shirkadda dhinaca warbaahinta bulshada ee TikTok iyo hay’adda Gates Foundation ayaa qaarada Afrika ugu deeqay lacg gaareysa 20-Milyan dollar oo loogu tala galay in wax … Continue reading Afrika oo loogu deeqay Lacag loogu tala galay in loo isticmaalo talaalka Caronavirus